Waxaa Na'aaminay In kabadan 5,000+ Qoysas Somaliyeed

Adeegyo xirfadaysan oolaguugu keenayo albaabkaaga

Lakulan Macmiil ama Xirfadle kugu haboon. Farsamo Yaqan waa haqabtiraha bulshadeena somaliyeed sidii ay ku heli lahayd baranamij Digital aha lagu kalsoon yahay Dalbo isla markiiba si ammaan ah.

100% La xaqiijiaya & Dammaanad Tayo leh
Adeegyo Diyaar ah 24/7
5,000+

Macaamiil Faraxsan

Qoysas ku kalsoonaaday Farsamo Yaqan

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Guud ahaan dalka
1,200+

Xirfadlayaal La Hubiyay

Koronto, Tubo, Farsamo & Dhisid

ID & Background Checked
25,000+

Shaqooyin Guuleystay

Si nabad ah lagu dhamaystiray

99.4% La dhamaystiray
4.9 / 5.0

Qiimaynta Macaamiisha

In ka badan 8,400+ Faallo

β˜…β˜…β˜…β˜…β˜… Sareeyo
Lacag Bixin Ammaan ah (Escrow):Lacagtaadu waa mid la hayo ilaa aad ka qanacdo shaqada.
Hababka:EVC PlusSahalPremier
Process
Fudud oo Degdeg ah

Sidee ayaan Ushaqaynaa

Markii hore ma fududayn inay is helaan macmiil iyo xirafadlihii ku habonaa inuu shaqadaas qabto , Barnaamij kaan wuxuu kuu sahalaya adigoo raacaya qorshaha aan u dajinay inaad heshid xirfadle kugu haboon ama macmiil.

01

Soo dir codsi shaqo

Sharax waxa aad rabto in laguu qabto, sawirro ku dar, goobata aad ku noo shahay. Waxay qaadaneysaa wax ka yar 2 daqiiqo.

02

Hell xirfadle kugu haboon

Adeeg-bixiyeyaasha deegaankaaga ayaa arki doona codsigaaga. Waxaa lagu ogeysiinayaa marka uu mid aqbalo.

03

Job Done

Adeeg-bixiyuhu wuu kuu imaan doonaa ,shqadana kuu qabanyaa , and you pay securely through the platform. Success!

Amnigaagu waa mudnaan tayada 1 aad.

Adeeg-bixiye kasta oo ku jira mada sheena wuxuu maraa baaritaan iyo hubin dhammeystiran.

Aqoonsiyo La Hubiyay
Top Rated Only