Shuruudaha & Qawaaniinta

Shuruudaha Isticmaalka

Fadlan si taxadar leh u akhri shuruudahan ka hor inta aanad bilaabin isticmaalka Farsamo Yaqan.

1. Heshiiska Guud

Isticmaalka Farsamo Yaqan waxay ka dhigan tahay inaad oggolaatay dhammaan shuruudaha halkan ku qoran. Haddii aanad oggolayn, fadlan ha isticmaalin madasheena. Waxaan xaq u leenahay inaan beddelno shuruudahan wakhti kasta.

2. Mas'uuliyadda Isticmaalaha

Isticmaale kasta (Macmiil ama Adeeg-bixiye) waxaa laga rabaa:

  • Inuu bixiyo macluumaad sax ah oo run ah.
  • Inuu u dhaqmo si xirfadnimo iyo ixtiraam leh.
  • Inuusan isticmaalin madasheena ujeedooyin sharci darro ah.
  • Inuu ilaaliyo sirta koontadiisa (Password-ka).

3. Lacag Bixinta Sugan (Secure Payments)

Amniga Lacagta

Dhammaan lacag bixinta waxaa lagu maamulaa hab ammaan ah. Lacagtaada waa mid la sugu ilaa inta shaqadu ka dhammaanayso.

Habka Lacagta

Waxaan isticmaalnaa hababka lacag bixinta mobile-ka ee dalka ugu caansan, iyadoo la raacayo shuruudaha amniga tignoolajiyada.

Ma Ubaahan Tahay Heshiis Gaar Ah?

Haddii aad tahay shirkad weyn oo raba heshiisyo gaar ah oo ku saabsan adeegyada aan bixino, fadlan nala soo xiriir.

Nala Soo Xiriir